Masuuliyiin iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal oo kusii jeeda magaalada Cadaado

Magalaada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan gaaraan Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka. Wafdigan ku wajahan magaalada Cadaado ayaa u badan Xildhibaanada kasoo jeeda magaaladaasi iyo qaar kale oo kamid ah Xildhibaanadii lagu soo doortay Cadaado kana soo jeeda deegaanada Galmudug. … Continue reading Masuuliyiin iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal oo kusii jeeda magaalada Cadaado